Dil qorsheysan oo ka dhacay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Dabley hubeysan ayaa goor dhow dil ugu geysatay Magaalada Muqdisho askari ka tirsan ciidanka booliska Somalia. Askariga la dilay ayaa ku sugnaa maqaahi shaaha laga cabo oo ku taalla nawaaxiga isgoyska Sanca dhinaca degmada Yaaqshiid sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Goob joogayaal ku waramay in askariga la dilay uu markiiba ku qurbaxay … Continue reading Dil qorsheysan oo ka dhacay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya